Puntland oo Kalsoonida kalla noqotay Xukuumada Cabdiwali Gaas,

(OgadenPost News ) — Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa u Codeeyay Mooshin ay Kalsoonida kala noqonayaan Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Cabdiwali Gaas,

Xubnaha Baarlamaanka ayaa isku raacay innay kalla noqdaan Kalsoonida Xukuumada Cabdiwali Gaas Iyaga oo Xukuumada ku eedeeyay  wax qabad la’aan Iyo Musuq-maasuq,

Madaxweyne Cabdiwali Gaas ayaa sheegay inuu soo dhisi doono Xukuumad Cusub oo wax ka qabata Adeega bulshada,

Gobolada Puntland ayaa waxaa Sanadkan ka dhacay Abaartii abid ugu xumayd oo saameeysay dad Iyo duunyaba isla markaana Dagaal la gallay Maamulka Galmudug wallow markii dambe heshiiyeen arimahaas ayaa ka mid ah kuwa lagu dhaliilo Madaxweyne Cabdiwali Gaas inuuna wax ka qabanin halka uu isagu Safaro farabadan u tago Dalal ay ka mi tahay Itoobiya,

Ogaden Post,

Post Comment