Deg Deg Itoobiya oo Xasuuq ka gaysatay Soomaaliya,!

(OgadenPost ) — Soomaaliya Ciidamada Xukuumada Itoobiya ayaa Xasuuqay dad shacab ah oo ku Sugnaa Deegaan u dhow Magaalada Garbahaaray ee Xarunta Gobolka Geddo,

Waxaa dhintay ugu Yaraan 3 qof kuwo kallana waa dhaawac kadib markay Ciidamada Woyaane ee Xukuumada Itoobiya la dhaceen Rasaas,

Dadka ay Itoobiya Xasuuqday ayaa ahaa dad Xoolo Dhaqato ah oo Markaas la joogay Geell,

Maleeshiyada Alshabaab ayaa wax Yar ka hor intayna Ciidamada Itoobiya Xasuuqin dadka Dagaal ku jabisay Woyaanaha taasi oo sababtay innay ku Cadho furaan dadka Shacabka ah,

Talaabadan ayaa ah dhaqan ay Ciidamada Woyaane kulla kacaan dadka Shacabka ah ee Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Ogadeniya oo ay sidda Xoolaha Gawracaan,

Dowlada Soomaaliya ayaana wali wax hadal ah ka soo saarin falkan ka dhan ka ah Xaquuqda aadanaha Iyo sharafta Shacabka Soomaaliyeed,

Hoos ka Dhagayso VOA oo Arintaas ka Waraysatay Ehelka dadka Itoobiya Xasuuqday,

2 thoughts on “Deg Deg Itoobiya oo Xasuuq ka gaysatay Soomaaliya,!

  1. Dowlada Soomaaliya waa inay sida ugu dagdaga badan uga saarto Ciidanka Atoobiya Soomaaliya, maxaa yeelay Itoobiya marwalba waa xasuuq u joog ciida soomaaliyeed dhaqanka Atoobiya halaga warsado shacabka Ogaadeeniya, walaalaha soomaali indhaha ha furaan, aad ayaan uga xunahay dhiba soo gaadhay walaalaha Soomaali,

    Reply

Post Comment