Mahad: Farmaajo waa Aragti la’aan Fashilmay

(Ogaden Post ) — Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Dhaliilay Siyaasada Hogaanka ugu sareeysa Xukuumada uu Hogaaminayo Madaxweyne Maxamed Cabdulalahi Farmaajo,

War Qoraal ah oo uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facebook ayaa waxuu ku sheegay in Xukuumada Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisul Wasaare Khayre fashilnatay gaar ahaan Madaxweyne Farmajo isla markaana loo baahan yahay in Golaha Shacabku ay ka tashadaan oo ay kalsoonida kala noqdaan,

Hoos ka Akhriso Qoraalka Xildhibaan Mahad Salaad,

Ogaden Post,

Post Comment